Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod u qaaday ansixinta xubin cusub oo loo magacaabay inay ka mid noqoto Gudiga…
Browsing: Guddiga Dastuurka
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Shir guddoomiyay kulan looga hadlayay hannaanka dib u eegista dastuurka oo xalay lagu qabtay…
kulankaan uu shir Guddoomiye ka ahaa Guddomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sh.Cismaan Jawaari ayaa waxaa soo xaadiray mudanayaal gaaraya 159…
Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa ansixiyay xubin cusub oo ku soo biireysa Guddiga Dastuurka Madaxa banaan ee Soomaaliya.
Wasaaradda Dastuurka xukuumadda Soomaaliya iyo Guddiyada Qaabilsan Dastuurka ayaa heshiis la dhex dhigay kadib markii ay isku dhaceen dhowaan.
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta xarunta Aqalka Sare kula kulmay Guddiga dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka ayaa raali…
Guddoomiyaha Guddiga dibu eegista Dastuurka Baarlamaanka Federaalka ayaa ka digay ka qeyb galka shirweyne ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Dastuurka oo…
War-murtiyeed ay wadajir u soo saareen Guddiga dib u eegista Dastuurka iyo Guddiga madaxa bannaan ee Dastuurka ayaa ku qaadaceen…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta kulan isugu yeeray Guddiga dib u eegista Dastuurka ee labada Aqal ee Baarlamaanka,…
Guddoomiyaha Golaha aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa jawaab Cad u diray wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya.
Doorasho lagu buuxinayo xubintii Guddiga dib u eegista Dastuurka ee uu iska C/raxmaan Faroole ayaa maanta ka dhacday xarunta Aqalka…
Wararka laga helayo guddoonka Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegaya inuu C/raxmaan Maxamed Faroole iska casilay Guddiga Dastuurka.
Loolankii adkaa ee Guddoomiyaha Guddiga Dib u eegista Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu kala baxay.
Laba ka xildhibaanada Aqalka Sare ayaa ku loolamaya xilka guddiga muhiimk ah ee dib u eegista Dastuurka oo ka kooban…
Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta dib loo bilaabay kadib markii uu laba bilood ka badan hakad ku jiray ayaa maanta…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo uu wehliyo ku xigeenkiisa Koobaad iyo Ra’isulwasaaraha Xukuumadda…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari), Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo wasiiro…
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay talo soo jeedin ka timid Wasiirka Dastuurka Xuseen Maxamud Sheekh…
