Browsing: Guddiga Doorashada Somaliland
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku adkeystay inuu qabto Doorashada Garab ka mida Guddiga is khilaafsan…
Xubnaha Guddiga Doorashada ee uu magacaabay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa qaadacay kulan is doorasho ah oo uu…
Waxaa lagu dhawaaqay xilliga ay dhaceyso doorashada cusub ee Guddiga Somaliland, kadib markii uu soo farageliyey Ra’isal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Maamed Xuseen Rooble ayaa baab’iyey oo meesha ka saaray doorashada guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeennada ee…
Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Federaalka Maxamed Xasan Maxamed (Cirro) ayaa lagu eedeeyay inuu ka danbeeyay kala jabkii ku yimid Guddiga Doorashada…
Guddiga Doorashada Somaliland, qeybta uu magacaabay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa doortay Guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen.
Qeyb ka mida Guddiga Doorasgooyinka Somalilad ee maamulaya Doorashada kuraasta labada aqal ee Somaliland ayaa maanta doortay Guddoomiye iyo ku…
Shirka Qaran ee Wadatashiga Doorashooyinka ayaa maalintii afraad maanta galay iyadoo aan weli horumar laga gaarin qodobkii ugu horeeyay ee…
Faahfaahin dheeraad ayaa laga helay shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada oo uu wehliyo Guddoomiyaha G/Banaadir uga socda caasimada…
Guddiga Doorashada Xildhibaannada Gobolada Waqooyi (Somaliland) ee lagu muran yahay Garabka Ra’iisal wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa maanta magacaabay Guddiga Hirgelinta Doorashada Dadban ee 2020/2021 ee xildhibananada kasoo jeeda Gobollada…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa soo saaray habraaca maamulka Doorashada xildhibaannada labada aqal ee kasoo…
Qoraal uu soo saarya Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay Guddiga Doorashada ee maamulaya Doorashada xidhibaananda labada…
Guddiga Doorashooyinka Somaliland ee muranka ka taagan yahay ayaa kulankoodii ugu horeyay ku yeeshay magaalada Hargeysa, iyadoo doortay Gudoomiyaha Guddigaasi.
