Wararka laga helayo shirka Madasha Qaran ee madaxda Soomaalida ee shalay ka furmay magaalada Muqdisho
Browsing: Guddiga Doorashada
Guddoomiyaha Guddiga Doorashada dadban ee heer Federaal Cumar Maxamed Cabdulle ayaa shaaciyay
Guddiga Doorashada heer Federaalka ayaa shirkoodii jaraa’id ee ugu horeeyay ku qabtay magaalada Muqdisho,
Guddiga cusub ee Doorashooyinka heer Federaal ayaa lagu wadaa inay maanta soo gaaraan go’aankooda ku saabsan doorashada 2016 tan iyo intii…
Guddiga Doorashada heer Federaal oo uu magacaabay madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda Madasha Qaran ee wadatashiga
Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa magacaabay Guddiga Doorashada maamulkaasi ee heer gobol oo ka kooban 8 xubnood, waxaana guddiga oo loo…
Sida laga helayo xarunta Madaxtooyada Villa Somalia Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib u magacaanbay Guddiga Doorashada Soomaaliya…
Madaxda Madasha Qaran ee shirku uga socdo magaalada Baydhaba ayaa isku raacay in isbedel lagu sameeyo guddiga Doorashada heer Federaal…
Shirkii Madasha Qaran ee Wadatashiga oo lagu waday inuu ka furmo magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed…
Odayaasha Gobolka Hiiraan ayaa Magaalada Baladweyne uga dhawaaqay maanta inay ka horjeedaan Guddiga Doorashada heer Federaal oo madaxweyne Xasan Sheekh…
Shir deg deg ah oo ay maanta oo Sabti ah 18/06/2016 isugu yimaadeen Xisbiyada Siyaasadeed ee aan weli sharciyeysneyn ayaa…
Guddoomiyaha Guddiga Qaran ee Doorashooyinka Xaliimo Ismaciil Ibraahim ayaa ka hadashay mustaqbalka Guddigeeda iyo guddiga cusub ee Doorashooyinka oo uu dhowaan…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer ka soo saaray magacaabista Guddiga Heer Federaal ee Hirgelinta Doorashooyinka…
Guddiga doorashada 2016 ee heer federaal ayaa lagu magaacabay wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo guddiga…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay Guddiga Doorashooyinka Dalka ee heer federaal oo ka Kooban 22 Xubnood, isagoo…
Kulan kale ayaa caawa dhex maray guddiga Baarlamaanka Soomaaliya u qaabilsan dib u eegista heshiiska Madasha Qaran ee Doorashada 2016,…
Guddiga Doorshooyinka oo ka mida guddiyada Qaran ee dhowaan Baarlamaanku ansixiyay ayaa guddoomiye u doortay Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) kadib…
