Xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur oo ahaa wasiiru dowlihii Maaliyadda dowladii Xasan Sheekh ayaa sheegay inuu helay farriimo loogu hanjabyo oo…
Browsing: Guddiga Maaliyadda
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hor yimid go’aankii uu guddoonka Baarlamaanka ku laalay warbixintii Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka.
Warbixinta uu Guddiga Baarlamaanka u qaabilsan Maaliyadda ee lagu baahiyey warbaahinta waxay ahayd Bambo siyaasadeed oo lagu qarxiyey mashruucii ugu…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa qirtay in lacag dhan 5.9 Milyan oo Doolar uu Bankiga Dhexe ka bixiyey Khasnajiga Maamulka Dowladda…
Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay go’aankii Baarlamaanka Federaalka ku laalay Warbixintii qaar ka mida Guddiga Maaliyadda ee…
Dood xasaasi ah oo ay hareysay muran iyo buuq ayaa lagu soo gabagabeeyay xarunta Baarlamaanka, kadib fadhigii maanta oo looga…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa si kulul uga hadlay eedeynta ay wasaaraddiisa u jeediyeen qaar ka mida…
10 xildhibaan oo ka tiran Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda iyo Qorsheynta Baaralmaanka ayaa ka soo hor yimid Warbixintii Guddigaasi faafiyay, iyadoo…
Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inuu laba qeybood ugu qeybsamay warbixinta ay kasoo saareen xaaladda maaliyadda dalka…
Xildhibaan C/shakuur Cali Mire oo ka mida saaxiibada ugu dhow Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka Federaalka ku eedeeyay…
Dowladii hore ee uu madaxweynaha ka ahaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaan bixin mushaarkii xildhibaannada Baarlamaankii 9aad oo gaareysa 5…
