Xildhibaanadda Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyaa ayaa maanta waqti kordhin u sameeyay Madaxa bannaan ee Xuduudaha iyo Faderaalka.
Browsing: Guddiga xuduudaha
Guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo federaalka ayaa markii ugu horeysay si toos ah u faragelinaya muran ka taagan xuduuda…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ayaa u codeynaya waqti kordhin loo sameeyo Guddiga xuduudaha…
Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa go’aankoodii ugu horeeyay ka soo saaray…
Xubin ka tirsan Guddiga Qaran ee Xuduudaha iyo Federaalka ayaa iska casilay guddigaasi sabab lagu sheegay arrimo caafimaad darteed, waxaana booskiisii lagu…
Guddiga Xaduudaha iyo Federaalka Madaxa Banaan ee Soomaaliya oo tan iyo intii la dhisay aan sameyn wax dhaqdhaqaaq ayaa magaalada…
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) aya maanta la kulmay xubno ka tirsan Guddiga madaxa banaan ee…
Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka oo ka mida guddiyada heer Qaran ee dhowaan Baarlamaanka Federaalka uu ansixiyay isla markaana la dhaariyay…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Guddiyada madaxa banaan ee Doorashooyinka iyo kan Xuduudaha, iyadoo cod qarsoodi ah loo qaaday xubnaha…