Browsing: Guddoomiye cusub
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa gudoomiye cusub u magacabay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
Iyadoo shalay 22-ka Ogost 2019 ay ahayd maalin doorasho iyo magaacabid badan ay dhaceen Muqdisho iyo Kismaayo ayaa gelinkii danbe…
Guddoomiyeyaal cusub ayaa loo magacaabay laba ka mida degmooyinka Gobolka Banaadir, iyadoo xilalkii laga qaaday guddoomiyeyaashii hore oo bilo yar…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa guddoomiye cusub u magacawday Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo muddo sanad ah guddoomiye loo raadineyay markii ay…
Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin Sufurow oo muddo shan…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta loo doortay wasiirkii hore ee Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya doorasho si weyn loogu loolamay oo ka…
Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka kumeel-gaarka ah ee maamulka Jubba ayaa maanta yeeshay kulan ay ku dooranayeen Guddoonka Baarlamaan goboleedkaasi oo muran badan…
