Koox hubeysan ayaa goor dhoweyd caawa toogasho ku dishay guddoomiyihii degmada Xamar jajab ee magaalada Muqdisho.
Browsing: Guddoomiye degmo
Faahfaahin dheeraad aha ayaa laga helayaa qarax saaka ka dhacay magaalada Muqdisho oo lala beegsaday mid ka mida guddoomiyeyaasha degmooyinka…
Mid ka mida guddoomiyeyaasha dhowaan loo magacaabay Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa la soo baxay dhaqan hoggaamiye kooxeed, kadib markii uu…
Taliyaha Bbooliska Gobolka Banaadir Col. Bishaar Abshir Geedi ayaa si kulul u weeraray guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir.
