Guddiga Doorashada Baarlamaanka cusub ee Guddoonka Baarlamaanka iyo madaxweynaha ayaa shaaciyay jadwalka Doorashada guddoonka Baarlamaanka.
Browsing: Guddoonka Baarlamaanka
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa diiday in muddo laba bilood ah lagu kordhiyo xilliga ay dhacayso doorashada sannadkan 2016-ka, taasoo ahayd…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la sheegay inay ka tafan tahay oo xiriirkoodii xumaa muddooyinkii…
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa go’aan Cad ka soo saaray Madasha Wadatashiga Qaran ee ku howlan dejinta nooca doorasho ee dalka…
Guddoonka Baarlamaanka ayaa sheegay inuusan jirin warka sheegaya in Maxkamadda sare loo gudbiyay Mooshinka Madaxweynaha laga keemnay, isagoo arrintaasi u…
Mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa weli ag yaalla guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo hadda gacanta ku…
Dagaal dastuuri ah, salkana ku haya qaabka federaaleynta dalka ayaa ka dhex qarxay guddoonka Baarlamaanka iyo mid ka mida guddoomiyeyaasha…
Saddexda nin ee Guddoonka u ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay go’aan adag ula tegay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh…
Saddexda mas’uul ee guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa heshiis qarsoodi ah wada gaaray kadib markii laba kulan oo Baarlamaanku lahaa ay…
