Guri ka kooban saddex dabaq ayaa ku dumay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho, iyadoo qasaare kala duwan ka dhashay.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shaqaale badan ay ku dhinteen Dhisme ku soo dumay agagaarka isgoyska KM…