Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhaqaaqday xil wareejin ay ku sameysay hantidhowrihii dhowaan ay xilka ka qaadeen golaha wasiirada iyo madaxweynaha.
Browsing: hanti dhowrka
Kadib muranka ka dhashay hanti-dhowraha Qaranka Nuur Faarax Jimcaale ayaa waxaa soo baxay warar sheegaya
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa ka hor yimid xil ka qaadista ay Golaha wasiirad iyo…
Hanti-Dhowrkii Guud ee xilka laga qaaday Nuur Faarax Jimcaale ayaa laga saaray xabsi gurigii uu ku jiray.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in heshiis xeerjajab ah laga gaaray falkii lagu dilay wasiirkii howlaha Guud ee xukuumadda…
Warar kala duwan ayaa laga baahiyay in wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya laga saaray shirkii golaha wasiirada Soomaaliya ee habeenkii Khamiista.
Xildhibaanada laba gole ee Beesha H/Gidir ayaa wada olole ay culeys ku saarayaan dowladda Somaaliya kadib xiisad ka dhalatay laba…
Faafhaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa kiiska dilka wasiirkii howlaha guud ee Soomaaliya Cabbaas C/llaahi Siraaji iyo ninka loo heysto…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo saaray xeer madaxweyne oo uu xilka uga qaadayo Hanti dhowrka guud Nuur Faarax…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa ka hadlay xil ka qaadista lagu sameeyay Hanti dhowrihii guud ee Qaranka Nuur Faarax Jimcaale.
Golaha wasiirada ayaa caawa xilka ka qaaday hanti dhowrihii guud ee Qaranka Nuur Faarax Jimcaale.
Hantii dhowrka guud ee Qaranka Nuur Faarax Jimcaale oo ilaaladiisa ay ka danbeysay dilkii wasiirkii howlaha guud ee Soomaaaiya Cabbaas…
Hanti dhowrka guud ee dowladda Soomaaliya ayaa si lama filaan ah u soo saaray qoraal ku saabsan kiiska musuqmaasuqa ah…
Hanti dhowrka guud ee Qaranka Nuur Faarax ayaa qoraal uu soo saaray 12-kii bishan April maanta shaaciyay ayuu ku idifaacay…
Col. C/nuur Jaamac Jookar oo kamid ahaa Saraakiishii Hore ee Ciidamada Xoogga dalka Soomaliyeed ayaa shaaciyay ciddii jabsatay xafiiska Hanti dhowraha…
Hanti dhowrka guud ee Qaranka Dr. Nuur Jimcaale Faarax wuxuu ka mid yahay madaxda hay’adaha waaweyn ee dalka ka jira,…
Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dad loo xir xiray falkii lagu jabsaday xafiiska Hanti…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan degdeg ah xalay la yeeshay Hanti-dhowrka Qaranka Dr. Nuur Faarax Jimcaale.
Xog laga helay Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ayaa sheegaya in fal fadeexad weyn ah u hareeyay qaar ka mida xafiisyada…
Hanti dhowrka Qaranka Dr. Nuur Faarax Jimcaale ayaa eedeyn ba’an u jeediyay Ra’iisal wasaare ku xigeenka iyo wasiirka Maaliyadda xukuumadda…
