Browsing: Haramcad
Ciidamda Haramcad ee Booliska Soomaaliya ayaa jirdil, ciqaab iyo xarig isugu daray weriyeyaal ka howlgala Muqdisho oo Saldhigga degmada Kaxda…
Afhayeenka ciidamada Booliska ayaa ka hadlay dagaal saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar gaan agagaarka Isgoyska Banaadir, Degmada Hodon ee…
Dagaal muddo kooban socday ayaa degaanka Xaawo Cabdi duleedka Muqdisho ku dhex maray dagaalamayaasha Alshabaab iyo ciidamada Booliska gaarka ah…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in askari ka tirsan Ciidamada Booliska gaarka ah ee Haramcad uu halkaasi ku…
Dowladda Turkiga ayaa caddeysay inaysan mas’uul ka ahayn falalka lagu eedeeyay ciidamada ay u tababartay dowladda Federaalka ee Soomaaliya, tasoo…
Ciidamadii ay dowladda Federaalka geysay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ayaa amar diido iyo G adood ku dhaqaaqay maanta.
Taliska ciidamada Booliska Goblka Banaadir ayaa sheegay inay dib u soo ceshadeen Gaari nooca Landcruizer (Cabdi Bille) ah oo uu…
Wadanka waxaa hore uga jiri Jiray Heyad Caburineed oo la dhihi jiray NSS ( National Security Service). Waxa la asaasay…
Ciidama gaarka ah e Booliska Haramcad, kana howlgala maamulka Galmudug ayaa la wareegay Koontarooolkii labaad ee Degmada Matabaan, Gobolka Hiiraan…
Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa qoraal ay u direen Safiirka Turkiga ee Soomaaliya uga cosaday inuu dib u dhigo Hub dowlada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in iska hor imaad ka dhacay Isgoyska Dabka iyo agagaarka guriga taliyaha ciidamada…
Ciiamadii Booliska Gaarka u tababarran ee Haramcad ayaa Galabta laga qaaday magaalada Dhuusmareeb ee xarunta Galmudug, iyadoo dib loogu celiyay…
Maamulka Galmudug ayaa beenisay warar lagu faafiyey baraha bulshada oo ku saabsan in ciidamada Haramcad ee Booliska gaarka u tababarran…
Askar ka tirsan ciidamada Booliska dowladda Soomaaliya ee Haramcad ayaa la xiray kadib markii ay muuqaal ay soo duubeen ku…
