Hay’ad Cilmi baaris ah Itoobiyaan ah ayaa sheegtay in madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ay horyaallaan caqabado waaweyn.

Iyadoo ay weli socoto dooda ka dhalatay warbixinta ay xaaladda Soomaaliya iyo Doorashooyinka ka qortay hay’adda Itoobiyaanka ah ee Center for Dialogue,…