Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed ayaa war kasoo saartay xaalada amniga, siyaasadda iyo xiriirka dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyadda.
Browsing: Hay’adda Culimada
Hey’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa ka soo horjeestay Xeerka jinsiga ee La-dagaalanka Kufsiga oo xukuumadda Xasan Kheyre ay ansixisay.
Xubno ka socday hoggaanka Culimada Soomaaliyeed ayaa kulan la yeeshay Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa baaq ay kasoo saartay xaaladda colaadeed ee ka taagan degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, waxay maamullada…
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa Bayaan kasoo saartay xaaladda siyaasadda ee dalku marayo, iyadoo baaq u kala dirtay shacabka, madaxda dowladda…
Majmaca Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay inuu diinta islaamka ka baxay nin soo bandhigay sawir uu…
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa ka digtay in dabaaldeg loo sameeyo Maalmaha Ciida Kirishtaanka ee loo yaqaan Christmas-ka.
Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta shir la yeeshay Culimadii dhowaan Bayaanka kasoo saaray Siyaasad Qaran oo ku saasban Jinsiga…
