Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa kordhisay mudadda hakadka la geliyey qabashada codsiyada Baasaboorka Soomaaliga oo 3 malmood oo hor…
Browsing: Hay’adda Socdaalka
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow (Ducaale), ayaa magacaabay Agaasime ku-xigeen cusub oo ay yeelaneyso Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha…
Bixinta Baasaboorka Soomaaliga ayaa dib loo bilaabay maanta, kadib markii uu xayirnaa muddo ka badan laab bilood taasoo cabasho culus…
Waxaa bishii saddexaad galay markii uu joogsaday bixinta Baasaboorka Soomaaliga, iyadoo dadweyne fara badan ay subax waliba tagaan xarunta Hay’adda…
Waxaa bishii labaad xiran bixinta Baasaboorka Soomaalida oo la joojiyey aakhirkii Bishii Novembar 2018, kadib markii uu gabagabo soo gaaray…
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay xilliga dib loo bilaabayo bixinta baasaboorka, kadib muddo toddobad ah oo…
Wasiirka Amniga Xukuuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shirka saddex billaha ee Hay’adda Socdaalka iyo…
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa maanta dib uga bilaabeysa magaalada Garowe ee maamulka Puntland, kadib markii uu hakad ku…
Hay’adaha socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa tababar dibadeed u qaaday saraakiil ka tirsan Hay’addaasi oo gaaray lix sarkaal, kuwaasoo maanta…
Wasiirka Amniga ayaa agaasime ku xigeenka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha u magacaabay C/fataax Ibraahim Cumar Shaaweye oo ay isku dhow yihiin…
C/lllaahi Gaafow Maxamed ayaa beeniyay in loo magacaabay Taliyaha Hay’adda socdalka iyo jinsiyadaha.
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday inay dalka ka masaafurisay muwaadiniin Kenyaati ah oo sharci darro ku joogay dalka.
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in la magacaabay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda Soomaaliya.
