Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ku saabsan Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Haysom oo laga dhigay…
Browsing: Haysom
Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Haysom ayaa cambaareeyay weerar madaafiic ah oo maanta lagu qaaday xarunta UN-ka ee magaalada Muqdisho.
Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Hayom ayaa warqad u qoray Wasiirka Amniga…
Waxaa soo shaac baxday qoraal uu wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya u diray Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya, taasoo su’aalo badan…
The events unfolding in the last few days, including the divisions among the stakeholders, ahead of the upcoming presidential election…
Hawlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) wuxuu cambaaraynayaa xayiraaddii iyo weerarkii loo geystay kolonyo gaadiid oo QM leedahay [dhacdadaas]…
Wakiilada Qaramada Midoobay ee Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo, iyadoo kulan la yeeshay madaxweynaha Galmudug iyo…
The United Nations envoy to Somalia today wrapped up a two-day visit which took him to Puntland and Somaliland, where…
Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Haysom ayaa maanta gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.
Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomalaiya Nicholas Haysom ayaa War ka soo saaray xaaladda Doorashada Maamulka Koonfur Galbeed…
The new United Nations envoy to Somalia today continued his round of introductory meetings with state leaders with a visit…
Madaxweynaha mamulka Hirshabeelle Mohammed Cabdi Waare ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Wakiilada Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobe Nicholas Haysom iyo Gudoomiyaha…
Wakiilada Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika ee Soomaaluya ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhaba, halkaasoo ay kula kulmeen madaxweynaha maamulkaasi Shariif…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ogolaaday in Aqalka sare uu dhexdhexaadiyo madaxda dowladda federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada,…
Wakiilada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Haysom iyo Midowga Afrika Francisco Madeira ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka…
