Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa meel mariyey heshiis waxbarasho oo dhex maray dalalka Soomaaliya iyo Turkiga.
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa meel mariyey heshiis waxbarasho oo dhex maray dalalka Soomaaliya iyo Turkiga.
Kulanka 26-aad Kalfadhiga 7-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta furmay, iyadoo ay soo xaadireen 141 xildhibaan.
Wasiirka Waxbarashada maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Saadaat Maxamed Nuur iyo ku xigeenkiisa oo socdaal ku tegay xarunta Magaalada Garowe ayaa…