Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) ayaa maanta dib ugu laabtey magaalada Kismaayo kadib markii uu muddo laba toddobaad…
Browsing: Hiigsiga
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ayaa mas’uuliyiinta Soomaalida lagu booriyay inay heshiis kama dambeys ka…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) oo si kulul uga hadlay xeritaanka shirkii Madasha Qaran ee wadatashiga…
Kulan balaaran oo xalay saqdii dhexe ay isugu yimaadeen siyaasiyiin waxgarad iyo dhinacyada kala duwan ee Beesha Mudulood ayaa looga…
Xildhibaan Saciid Diiriye Maxamed oo kamida Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa jeeediyay baaqay beeleed isagoo ugu yeeray madaxweyne C/weli Gaas iyo…
Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in beelaha Majeerteen iyo Abgaal ay dan weyn ugu jirto in qaabka doorashada Baarlamaanka soo socda lagu…
Shirkii Madasha Wadatashiga ayaa maalinta labaad u xayiran is afgaran waa’ ka taagan qaabka loo qabanayo doorashada soo socota ee…
Ciidamada Hay’adda Nabadsugidda ayaa shalay hor istaaagay shir ay lahaayeen qaar ka mida siyaasiyiin iyo waxgarad ka soo jeeda Beesha Muddulood…
Shir ay qaar ka mida siyaasiyiin iyo waxgarada Beesha Muddulood ku lahaayeen maanta Hotelka Naasa-hablood 2 ayaa la kala diray…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu maanta ka jeediyay shirka Madasha ee wadatashiga ee magaalada Muqdisho ayaa ka…
Shir kale oo loo la sheegay in looga hadlayo dhaqaalaha dalka ayaa maaanta ka furmay magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka…
Shirkii saddexaad ee arrimaha hiigsiga cusub oo ah kan ugu adag ee go’aan looga garayo qaabka doorashada looga qabanayo dalka…
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta guddoominaya shirka caalamiga ah ee Hiigsiga cusub oo goor dhow ka furmaya…
