Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inuu halkaasi ka socdo dagaal dhowr jeer la isku laabtay oo dhex maray…
Browsing: Hiiraan
Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaal culus uu goor dhoweyd ka qarxay halkaasi.
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in howgal ay qaadeen ciidamada Itoobiya
Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa xabsiga dhigay odayaal ka gaabiyay inay soo qabtaan askari dil geystay.
Wararka laga helayo degmada Buuloburte ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inuu baxsaday askari ka tirsanaa ciidamada dowladda oo dil u…
Wararka laga heleyo magaalada Buuloburte ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inay goor dhoweyd halkaasi gaareen wafdi ka socda maamulka Hirshabeelle…
Wararka ka imanaya gobolka Hiraan ayaa sheegaya in koox hubeysan ay maanta ka afduubtay meel qiyaastii 10 KM u jirta…
Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goor dhoweyd la xiray weriyihii Idaacadda VOA-da laanteeda Afka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu ka dhacay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.
Wararka laga helayo Magalaada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in caawa ay kooxo hubeysan toogasho ku dileen Ganacsade caan…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in wiil uu dhalay hogaamiye ka tirsan Alshabaab oo degaankaasi laga yaqaan.
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulahi Cosoble oo ku sugan magaalada Beledweyne ayaa xilkii ka qaaday qaar ka mida guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka…
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating ayaa gaaray magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa maanta gaaray Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.
Wararka naga soo gaaraya Gobolada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in weerar lagu qaaday Kolonyo Gaadiid.
Maleeshiyo Beeleedyadii maalmahan ku dagaallamayay Duleedka Magaalada Baladweyne ayaa la kala qaaday.
Gudoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa ka hadlay xil ka qaadista lagu sameeyay.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa xilka ka qaadis ku sameeyya guddoomiyihii Gobolka Hiiraan. Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha maamulka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qasaaraha ka dhashay qarixii is-miidaaminta ahaa ee lagu qaaday saldhigga ciidamada Jabuuti ee…
