Inta aan qoramadeeyda kuu bilaabin waxaad isweydiineeysaa maxuu ula jedaa shan u yar ha ii sheegin? ma aha macnaheeda in…
Browsing: Hiiraan
Bannaanbax ay soo abaabuleen taageerayaasha Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa maanta ka dhacay magaalada Beledweyne, iyadoo looga horjeeday…
Odayaasha Gobolka Hiiraan ayaa Magaalada Baladweyne uga dhawaaqay maanta inay ka horjeedaan Guddiga Doorashada heer Federaal oo madaxweyne Xasan Sheekh…
Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa shegay inuu xilalkii ka qaaday Guddoomiyihii Degmada Buulabarde C/casiis Duurow iyo Duqii Degmadaasi,waxaana lagu badalay maamul…
AMISOM ayaa faafisay sawiradda ciidamada Itoobiya ee fadhigoodu yahay degaanka Halgan oo dhowaan halkaasi dagaalka qaraar kula galay Alshabaab oo…
Waxaa soo baxay sawiradii ugu horeeyay ee laga helo qasaarihii dagaal ee gaaray kooxda Alshabaab weerarkii ay ku qaaday saldhigyada…
Weerar qorsheysan oo si weyn loo soo abaabulay ayay Al-Shabab ku qaaday Xerada ciidamada Itoobiya ku leeyihiin tuulada Halgan ee duleedka…
Maleeshiyo ka tirsan Alshabab ayaa odayaal reer Hiiraan ah ka afduubatay duleedka magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Wararka laga helayo…
Imaamka Beelaha Mudulood Imaam Maxamed Yuusuf ayaa la sheegay inuu ka tegay shirka maamul u samaeynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe oo…
Waxaa magaalada Jowhar ka socda qabanqaabo lagu doonayo in dib loo furo shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay inay isu dhiibeen ciidamadii ugu badnaa ee mar qura kasoo goosta dowladda Federaalka sida ya baahiyeen…
Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa maanta tababbar ugu soo xiray garoonka Bali-doogle ee Gobolka…
Odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan ayaa ku kala qeybsamay arrinta maamul u sameynta Gobolka Hiiraan kadib kulan xasaasi ah oo ay…
Mid kamida odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan oo saxaafadda kula hadlay magaalada Beledweyne ayaa si xun u eedeeyay Wasiirka Gudaha Dowladda…
Wasiirka arrimaha Gudaha Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) oo maanta tegay Beledweyne ayaa qiray inay caqabadosoo wajaheen shirka Jowhar ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay inuu maamulka shirka maamul u sameynta labada gobol ee Hiiraan iyo Shabeelaha…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow ka degay magaalada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, iyadoo socdaalkiisu…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa dib ula wareegtay degaanka Buurweyn ee Gobolka Hiiraan kadib markii ay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM isaga…
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa xalay la sheegay inay la wareegeen degaanka Buurweyn ee ka tirsan degmada Buulaburte…
Ugaaska cusub ee Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo xilka ka dhaxlay walaalkiis Ugaas C/raxmaan oo dhowaan geeriyooday balse…
