Iyadoo guddoonka baarlamaanka maamulka cusub ee Hirshabeelle la dooranayo maanta ayaa waxaa musharixiinta ka mid noqday haweeney isu soo sharaxday.
Browsing: Hirshabeelle
Wararka laga heleyo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in halkaasi maanta laga sugayo wafdi uu horkacayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Magaalada Jowhar ayaa la sheegay in maanta uu ka bilowday dhageysiga khudbooyinka mushrixiinta guddoonka Baarlamanka maamulka Hirshabeelle.
Siyaasiyiinta kasoo jeeda Beesha Abgaal ayaa bilaabay inay isu sharxaan xilka madaxweyne ku xigeenka maamulka cusub e Hirshabeelle kadib markii…
Iyadoo ay gabagabo mareyso howsha dhismaha maamulka Hirshabeelle ee labada Gobol ee Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, ayaa waxaa soo shaac…
Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa sheegay in Ugaas Xasan Ugaas Khaliif uu tegi doono magaalada…
Ugaasyadii ugu danbeeyay ka horjeeda shirka Jowhar kuna sugnaa magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa maanta ku biiray shirka Jowhar.
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa war uu ka soo saaray dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ku bogaadiyay horumarka…
Xildhibaanada cusub ee maamulka la baxay Hirshabeelle ayaa caawa lagu dhaariyay Xaflad ka magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle kadib…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Baarlamaanka cusub ee maamulka Hirshabeelle maanta la dhaarin doono.
Dadaalkii ugu danbeeyay ee lagu doonayo in la isugu keeno xildhibaanada maamulka cusub ee Hirshabeelle ayaa ka socota magaalada Jowhar.
Ergada shirka maamul u sameynta labada gobol ee Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa maanta ansixiyay Dastuurka cusub ee maamulka la…
Ergada ka qeyb galeysa shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa caawa isku raacay magaca u iyo…
