Wararka laga helyo magaalada Cadaado ayaa Sheegaaya in ciidamada Booliska magaaladaasi ay shaqo joojin iyo gadood ku dhaqaaqeen.
Browsing: Hobyo
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in xaalad cabsi ay ka jirto Magaalada Hobyo ee dekadda ah kadib markii…
Wararka laga helayo magaalada Hobyo ayaa sheegaya in Dooni u rarneyd Ganacsato ka soo jeeda Galmudug oo kasoo Shiraactay dalka Imaaraadka…
Shaqaalihii markabka Naham 3 oo muddo ka badan 4 sano lagu heystay gobolka Mudug ayaa maanta la sii daayay.
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa ka hor yimid maamulka loo dhisay degmada Hobyo iyadoo ku eedeeyay madaxweynaha Galmudug…
Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xsueen Odowaa iyo Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guleed ayaa dhagax dhigay dhismaha dekada degmada…
Waxaa magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug maanta looga dhawaaqay maamul cusub oo magaaladaasi ay yeelanayo markii ugu horeysay isagoo ah…
Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federalka C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) Soomaaliya ayaa farriin u diray kooxda Ahlu suna ee gobolada dhexe…
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa maanta gaaray degmada Hobyo ee gobolka Mudug. Wafdiga…
