Weerar Hoobieyyaal ah ayaa goordhoweyd lagu qaaday xarunta madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo dhowr madfac ay ku dhaceen agagaarka Villa Somalia.. Madaafiicda…
Browsing: Hoobiye
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in madaafiic hoobiyeyaal ah ay ku soo dhaceen agagaarka xarunta Villa Somalia.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa uu madfac hoobiye ah ku soo dhacay degmada Wardhiigley.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in madaafiic caawa kusoo dhacday duleedka Muqdisho ay qasaare geysatay.
Waxay ahayd galabnimadii maanta waxay ku jirtay fasalkeedii saddexaad xiisad ka mida markii uu madfac hoobiye ah ku soo dhacay…
Ilaa saddex hoobiye ayaa ku soo dhacay xaafadda Shanta-geed ee degmada Howlwadaag, waxaana ku dhintay laba qof oo mid ka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa madaafiic hoobiyeyaal ah oo galabta ku soo dhacay xaafado ka mida degmada H/wadaag…
Ciidamada ammaanka dowladda Federalka Soomaliya ayaa dilay laba ka mida dabley wadatay gaari oo barqnimadii maanta Hoobiyeyaal ku garaacay xaafado u…
Wararkii ugu dambeeyay ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox goor dhoweyd hoobiyeyaal ku riday xaafada Ceelqalow ee degmada Wadajir,…
Qasaaraha ka dhashay hoobiyeyaal maanta ku soo dhacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa sii kordhay.
Madaafiic maanta ku soo dhacday xaafado ka titan degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa geysatay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa hoobiyeyaal maanta duhurnimadii lagu soo weeraray xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in madaafiic hoobiyeyaal ah lagu weeraray xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar hoobiyeyaal ah oo lagu qaaday maanta duhurtii madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in madaafiic hoobiyeyaal ah oo lagu weeraray garoonka Diyaaradaha Muqdisho ay ku dhaceen garoonka.
Kooxda Alshabab ayaa caawa madaafiic hoobiyeyaal ah u qeybisay qaar ka mida degmooyinka gobolka Banaadir saacado uun ka dib markii…
Ciidamada Booliska ayaa caawa gacanta ku dhigay gaari caasi ah (Mini Bus) oo uu saarnaa Qariga Hoobiyaha ee loo adeegsada…
Ciidamada Booliska magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku dhigay nin dhaawac ah oo la sheegay inuu ahaa ninkii hoobiyaha caawa ku…
