Ciidamada Xasilinta Caasimadda ayaa howlgal nooc cusub ah saaka ka bilaabay magaalada Muqdisho.
Ciidamada Xasilinta Caasimadda ayaa howlgal nooc cusub ah saaka ka bilaabay magaalada Muqdisho.
Howlgal weyn ayaa saaka ka socda Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, iyadoo ciidamo fara badan ay ku jarmaadeen suuqa.
Howgal milateri oo kooxda Alshabaab looga xoreynayo gobolada Bay iyo Gedo ayaa si rasmi ah u bilowday sdia aya shaaciyay…