Isbedel weyn ayaa laga dareemay ciidamada xasilinta ee sugaya ammaanka caasimadda, kadib weerarkii xalay ay kooxda Alshabaab ku qaaday laba…
Browsing: Howlgal
Heegan sare iyo feejignaan ayaa la geliyay ciidamada ammaanka magaalada Muqdisho iyadoo la sheegay in la digay falal qaraxyo ah…
Howlgalkii ugu weynaa ayaa maanta ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo ciidamada xasilinta caasimadda ay wadaan mid ka mida baaritaanadii ugu…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya inuu weli socdo dagaal dhex maraya ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM oo…
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa la sheegay in weerar culus oo ay saaka qaadeen ay ku qabsadeen degaano…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in howlgalkii ka dhanka ahaa kooxda Alshabaab uu bilwoday iyadoo dagaal culus uu ka…
Ciidamada isku dhafka ah ee Xasilinta Caasimadda Muqdisho ayaa saakay howlgal kula jarmaaday xaafadda ugu qaraxyada badan magaalada Muqdisho.
Howlgalkii habeenkii labaad oo xiriir ah ay ciidamada xasilinta ammaanka caasimadda ka sameeyeen Muqdisho ayaa xalay lagu soo qabtay ciidamo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ay xireen xaafadda 21-ka Marso ee degmada Waaberi kadib markii…
Howlgal ballaaran oo Ciidamada Xasilinta amaanka Muqdisho ee isku dhafka ah xalay ka fuliyeen Degmada Wadajir ayaa lagu qabtay boqolaal…
Howlgal dad badan lagu qabqabtay ayaa maanta ka socda magaalada Muqdisho.
Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. C/llaahi Cali (Caanood) ayaa ku dhawaaqay howlgal ka dhan ah kooxda Alshabaab oo ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa uu magaaladaasi ka socdo howgal aan hore loo arag oo dhinaca…
Mar kaliya ayaa xarunta Madaxtooyada ee looga arrimiyo Soomaaliya laga dareemay xaalad ammaan oo kacsan iyo baaritaano ka dhex socda.
Howlgalkan ay qaadeen ciidamada kumaandooska Soomaaliya ayaa waxa uu ka dhacay deegaanno dhowr ah oo ka tirsan Jubbooyinka, iyadoo howlgalkii…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay 20 qof ay u soo qabatay weerarkii hoobiyayaasha lagu garaacay Madaxtooyada Khamisitii shalay ee qasaaraha…
Ciidamada Nabadsugidda Qaranka ayaa saaka waaberigii xilli danbe ku jarmaaday degaanka Ceelasha Biyaha ee degaanka Lafoole ee duleedka magaalada Muqdisho iyadoo…
