Ciidamada Milatariga Itoobiya ayaa qabsaday Garoonka magaalada Humera ee waqooyiga Gobolka Tigray, kadib dagaal qaraar oo dhex maray ciidamada Gobolkaasi.