Dowladda Kenya ayaa qaadeysa tallaabo kale oo ay ku dooneyso inay ku carqaladeyso Kiiska Dacwadda Badda ee kala dhaxeysa Soomaaliya.
Browsing: ICJ
Dhageysiga Dacwadda Kiiska Badda ee Somaliya iyo Kenya ayaa ka bilaabatay xarunta Maxkamadda ICJ ee Magaalada Hague dalka Holland.
Waxaa maalinta Berri ah 15-ka Maarso 2021 ka furmi doono xarunta Maxkamadda ICJ ee magaalada Hague dalka Netherland, dhageysiga dacwada…
Dowladda Kenya ayaa qaadaysa tallaabo lama filaan ah, markii ay ka baaqsato inay ka qeyb gasho dhageysiga Kiiska Dacwadda Badda…
Maxkamadda Cadaaladda Qaramada Midoobay ee ICJ ayaa war cusub kasoo saartay caawa qaabka dhageysiga Dacwadda kiiska Badda ee Somaliya iyo…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhoofay Guddi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qeyb galaya dhageysiga Dacwadda Arimaha Badda…
Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ayaa ku dhawaaqday in Dacwadda Badda ee u dhaxaysa Somalia iyo Kenya dhageysigeedu dhici…
Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ ayaa diiday codsigi dowladda Kenya ee ahaa in dib loo dhigo qaadista dacwadda Badda ee…
Dowladda Kenya ayaa sheegatay inuu dhul uga maqan yahay Xuduudka ay la leedahay Soomaaliya, iyadoo Maxkamadda Cadaaladda Adduunke ee ICJ…
Guddoomiyihii Soomaaliga ahaa ee Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ C/qawi Axmed Yuusuf ayaa banneeyay xilka, kadib markii uu dhammaaday muddo…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay dacwadda xuduudka Badda ee Soomaaliya iyo Kenya, isagoo ku eedeeyay…
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka hadlay dib u dhigista Dacwadda Badda ee Kenya iyo Somalia oo…
Maxkamadda Cadaalladda Caalamiga ah ee ICJ ayaa mar kale dib u dhigta dhageysiga Dacwadda Xuduudka Badda ee Somaliya iyo Kenya.
Dowladda Kenya ayaa dadaal cusub ugu jirta in mar kale dib loo dhigo dacwaddii Badda ee Somalia iyo Kenya, kadib…
Iyadoo Madaxtooyada Soomaaliya iyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo looga bartay inay ka gaabsadaan ka hadalka arrimaha masiiriga ah ee dalku…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kana tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa codkiisa ku biiriyey shakiga laga qabo xaaladda dacwada…
Safiirka dowladda Mareykanka u fadhiya Kenya Kyle McCarter ayaa laga soo xigtay inuu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ka dalbaday…
Dowladda Somalia ayaa xaqiijisay in haweeneydii Qareenka ahayd ee Soomaaliyeed, kana mid ahayd kooxda Soomaaliya ka difaacaysa Kiiska Badda ee…
Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ayaa mar kale dib u dhigtay Dacwadii xuduudka Badda ee Soomaaliya iyo Kenya.
Dowladda Soomaaliya ayaa ku gacan seyrtay in mar kale dib loo dhigo dhageysiga kiiska dacwadda Badda ee hor taalla Maxkamadda…
