Dadweynaha magaalada Muqdisho ayaa maalin kasta idaacadda Shabeelle ee caasimadda Muqdisho ka dhageysta warar eedeyn iyo olole dembi u yeelid…
Browsing: Idaacadda Shabeelle
Idaacadda Shabeelle ee magaalada Muqdisho ayaa si weyn u kordhisay weerar dhinaca Warbaahinta ah oo ay kula jirto AMISOM.
Afhayeenka ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa cambaareyn u jeediyay mid ka mida Idaacadaha magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Nabadsugidda magaalada Muqdisho ay caawa xoog ku galeen xarunta Idaacadda…
