Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa shaacisay inay Dacwad ka dhan ah Dowladda Kenya u gudbisay Urur Goboleedyada IGAD, iyadoo shir…
Browsing: IGAD
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay Shir Madaxeedka 36-aad ee Urur Goboleedka IGAD oo lag qabta Khadka…
Xoghayaha joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Maxamed Cali-Nuur Xaaji ayaa maanta ka guddoomay urur Goboleedka IGAD deeq lacageed…
Madaxda dalalka IGAD ayaa maanta yeeshay shir ku saabsan halista cudurka COVID-19 iyo sida ay isaga kaashan lahaayeen dalalkaasi, isuna…
Madaxda dalalka IGAD ayaa shir ka yeelanaya xaaladda cudurka COVID-19 iyo sidii ay isaga kaashan lahaayeen dagaalka lagula jiro.
Madaxweyaha iyo Ra’iisal wasaaraha ayaa kulamo kala gaara maanta la yeeshay Xoghayaha fulinta ee Ururka IGAD Workneh Gebeyehu oo markii…
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Urur Goboleedka IGAD ayaa magaalada Muqdisho kuyeeshay kulan wada-tashi ku saabsan hannaanka Ilaalinta nabadgalyada iyo wada…
Qoraal kasoo baxay Beesha Caalamka ee Arrimaha Soomaaliya kadib socdaallo ay ku tageen maamul Goboleedyada iyo kulamo ay la yeesheen…
Shir madaxeedkii urur Goboleedka IGAD ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya, iyadoo dib habeyn lagu…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Faramaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd ka degay magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya,
Urur Goboleedka IGAD ayaa War kasoo saaray Doorashada Maamul Goboleedka Galmudug iyo dadaallada dib u heshiisiinta ee ka socda magaalada…
Guddiga Doorashada Jubbaland ayaa Goor dhoweyd soo saaray qoraal uu ku sheegay inuu kordhiyey waqtiga Doorashada Madaxweynaha maamulkaasi, iyadoo fursad…
Qoraal ka soo baxay xafiiska Q/Midoobay oo ay soo saareen Wakiilada Beesha Caalamka ayaa looga hadlay xaaladda Doorashada Maamulka Jubbaland…
Mogadishu – Senior representatives of the African Union (AU), the Intergovernmental Authority on Development (IGAD) and the United Nations (UN)…
Waxaa shan maalmood kadib socdaalkiisa magaalada Kismaayo soo gabagabeeyay wafdigii uu hoggaamineyay Wakiilka Urur Goboleedka IGAD ee Somalia Mohamed Ali…
Musharixiinta isbaheystay ee ka horjeeda Axmed ayaa kulan gaara magaalada Kismaayo kula yeeshay wafdiga IGAD ee uu hoggaaminayo Wakiilka IGAD…
Urur Goboleedka IGAD ayaa faragelin ku sameeyay Doorashada Jubbaland ee la filayo inay aakhirka bishan dhacdo, kadib is mari waa…
Wakiillada Midowga Afrika iyo IGAD u qaabishan Soomaaliya Francisco Madeira iyo IGAD, Mohamed Ali Guyo ayaa maanta ka degay Magaalada…
Waxaa magaalad Nairobi looga dhawaaqay isbaheysi dhaqaale oo ay yeesheen dalalka Jabuuti, Itoobiya, Uganada iyo Suudaanta Koonfureed, iyagoo ku heshiiyay…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya inay guuldarro kusoo dhammaadeen shirar iyo dhaqdhaqaaqyo ka socday magaalada Nairobi oo la…
