Ilo kudhow Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA ayaa laga soo xigtay inay Gabadha ka tirsaneyd Hay’adaasi ee la waayey…
Browsing: Ikran Tahlil Farah
Hooyada dhashay dhibane Ikraan Tahliil Faarax ayaa si qiiro leh uga hadashay gabadheeda oo muddo laba bilood ah ka maqan,…
Hay’adaha Garsoorka dowladda Soomaaliya ayaa marki ugu horeeyay muddo Bil ah ka hadlay kiiska sarkaalad u shaqeyneysay Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya…
Nabadoon Maxamed Xasan Xaad ayaa ka hadlay xaaladda gabadha maqan ee ka tirsaneyd Hay’adda NISA Ikraan Tahliil Faarax, isagoo eedeyn…
Qorshaha khaarijinta Ikraan Tahliil waxa soo maleegay Fahad Yaasiin iyo Kulane Jiis, fulintiisana waxaa u xilsaarnaa Yaasiin Farey!.
Xog cusub oo dhereaad ah ayaa kasoo baxeysa kiiska maqnaanshaha Ikraan Tahliil Faarax oo ahayd gabar ka tirsan saraakiisha Hay’adda…
Mugdi ayaa hareeyey kiiska Gabar 23 sano jir ah oo lagu magacaabo Ikraan Tahliil Faarax, kadib markii la waayey 26-kii…
