War kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam uu maanta gelinka danbe tegayo magaalada Muqdisho.
Browsing: Ilaalada Axmed Madoobe
Waxaa saaka magaalada Muqdisho soo gaaray ciidamada ilaalada gaarka ah ee madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam.
Waxaa magaalada Dhuusamaareeb saaka gaaray ciidamada ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo ku sii jeeda…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo tegay magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horeysay wata ciidamo ilaalo u ah…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo maanta gaaray magaalada Garowe, isagoo ka qeyb galaya caleemo saarka madaxweyaha cusub ee…
