Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa gaaray dalka Isutagga Imaaraatka Carabta, sida ay baahisay warbaahinta dowladda.
Browsing: Imaaraadka
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa galabta gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta.
Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo uu ku sii jeedo dalka Imaaraadka Carabta.
Safiirka Soomaaliya ee dalka Imaaraadka u fadhiyay C/qaadir Sheekhey Maxamed Alxaatimi ayaa diidan inuu wareejiyo xilka ay ka dalbatay Wasaaradda…
Qaar ka mida musharixiinta xilka madaxweynaha kula tartamay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa bilaabay abaabul cusub oo ku saabsan…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda ololeyaal looga horjeedo hoggaanka dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay wadaan siyaasiyiin iyo xubno ku xiran…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa la dar-daarmay ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo…
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta lagu wareejiyay ciidamo milateri oo Imaaraadka Carabta ku tababaray magaalada Muqdisho.
Xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka sheegay ayaa kashifay sir badan oo ku saabsan xaaladda…
Dalka Imaaraadka Carabta ayaa maanta shan qof oo dhaawac ah u dhoofiyay dalka Kenya si halkaasi loogu soo daweeyo.
Madxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’iisal wasaarihii hore Cumar C/rashiid Cali ayaa dalka Imaaraadka Carabta u tegay…
Xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kashifay sababtii keentay inuu is casilo taliyihii ciidamada xoogga dalka Jen.…
Dowladda Qatar ayaa ku guuleysatay olole qarsoon oo dhex maray Imaaraadka Carabta, kaasoo ku saabsanaa gargaarka loo fidinayo dhaawacyada iyo…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Maxamed Axmed Cismaan Alxamaadi.
Dowladda Imaaraadka ayaa shalay ku dhawaaqday taageero ay siineyso dhaawacyada Qaraxiii Muqdisho iyo kaalmo kale oo caafimaad.
Taariikhda Ummaduhu waxey u Qoraan una Akhriyaan Cibro iyo Waano qaadasho sida; in laga wareegsato Qaladaadkii horey loo galay, lana…
Dekadda weyn ee Boosaso ayaa maanta si rasmi ah loogu wareejiyay shirkadda laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ee DP World.
Beryahan hadal-heynta ugu badan waa Shirka Madaxda Gobalada ee ka furmay Kismaayo iyo Shirka Muqdisho ee Dastuurka oo la baajiyey!…
Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo uu ku sii jeedo dalka Imaaraadka Carabta.
Tallaabada dowladda Imaaraadka ee faragelnta arrimaha gudaha, Soomalaiya waxa looga arkaa Xushmo-darro ka dhan ah Qaranimada iyo madaxbannaanida hannaanka garsoorka,…
