Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland ay maanta qaaday tallaabo lama filaan ah oo ku cusub maamulkaasi, kadib markii ay kalsoonida kala…
Browsing: Imaaraadka
Imaaraadka ayaa fadeexad weyn ku soo baxday kadib markii saraakiil sirdoon oo Mareykan ah ay sheegeen inuu ka dambeeyay weerarkii…
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, haddana kia mida Aqalka sare ee baarlamaanka, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa mowqif culus ka…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa si kulul u beeniyay warar laga faafiyay oo ku saabsan kulamo uu…
Imaaraadka Carabta ayaa qaaday fulinta tallaabadii ugu horeysay ee lagu abaal marinayo maamulada ka jira Soomaaliya ee la saftay Isbaheysiga…
Maamulka la baxay Somaliland ayaa shaaciyay inuu xabsiga dhigay Ismaaciil Cumar Madar laga soo celiyay tartame ahaan uga qeyb galay…
Dowladaha Imaaraadka Carabta iyo Sacuudiga ayaa qaaday tallaabooyin ay siyaasad ahaan cadaadis ku saarayaan madaxweynaha Soomaaliya.
Dalka Imaaraadka Carabta ayaa lagu eedeeyay inuu olole u galay, dhaqaale badanna ku bixiyay sidii loo ridi lahaad dowladda Turkiga…
Dowladda Soomaaliya ayaa dhex u gashay loolan adag iyo diblomaasiyad iska horjeeda oo ka dhalatay xiisadda ka taagan dalalka Khaliijka…
Maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya iyo Shirkadda DP World ayaa kulamo ay ku yeesheen magaalada Abu Dhabi uga hadlay heshiis…
Madaxda Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa tacsi wadajir ah u soo diray dowladda Soomaaliya,
Intii aanu xilka la wareegin waxaa hareeyay xiriiro kala duwan, telefoonno madax sare iyo Boqorro toos ugu soo direen, wakiilo…
Markab deeq gargaar ah sida oo loogu talo galay dadka abaartu ku dhufatay ee Soomaaliya ayaa maanta ka shiraacda dalka…
Waxaa goor dhow la soo gaba gabeeyay Ololihii Bisha Cas ee Imaaraadka ka qabatay guud ahaa dalka Imaaraadka oo laga…
Loolanka u dhaxeeya dowladaha Imaaraadka Carabta iyo Turkiga ayaa gaaray heer aan hore loo arkin, iyadoo safiirada labada dal u…
Wararka laga helayo degaanka Kaxda ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in uu boob ka dhacay raashin Bisha Cas ee Imaaraadka…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si kulul u cambaareysay weerar qarax oo maanta lala beegsaday Kolonyo ay la socdeen xubno ka…
Dowladda Imaaraadka ayaa ku soo biiray ololaha gargaarka loo fidinayo dadka Soomaaliyeed ee abaaraha aafeeyeen.
Hay’adda Gargaarka Khaliifa ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa duleedka magaalada Hargeysa ka hirgelisay Biyo xireenka ugu weyn Soomaaliya.
Warar kaal duwan ayaa hareeyay socdaalkii madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ku tegay dalka Imaaraadka Carabta.
