Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga dalka Imaaraadka ayaa caawa maamuus u sameeyay daljirayaasha dahsooon (dadka…
Browsing: Imaaraadka
Wararka laga helayo dalka Imaaraadka Carabta ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo booqasho ku jooga dalkaasi uu kulan…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa caawa gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta.
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa galabta ka duulay Garoonka diyaaradaha Muqdisho, isagoo ku sii jeeda…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa digniin kulul u dirtay dowladda Jabuuti kadib markii ka baxday heshiiskii maamulka dekadda Dooraale ee ay…
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu safarkiisii ugu horeeyay ku…
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisa in askari ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay tababarreen Imaaraadka Carabta ay ku toogteen Fagaaro…
Iyadoo maanta Magaalada Muqdisho looga dabaaldegay munaasabadda sanadguuradii 53-aad ee aasaaska ciidamada Badda ee Soomaaliya ayaa la sheegay inay ciidamada…
Imaaraadka Carabta iyo Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay heshiis ka gaareen xiisad siyaasadeed oo in muddo ah u dhaxeysay,…
La-taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya ee dhinaca amniga ayaa kulan gaara la yeeshay Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mohammed Ahmed Cisman…
Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Dalka Kenya Faarax Macallin ayaa aad u dhaliilay habdhaqanka madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada Soomaaliya.
Guddoomiyaha Guddiga Dib u eegista Dastuurka labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa sheegay inay noloshiisa…
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa bilaabay diyaarinta Mooshin cusub oo ka dhan ah dowladda Imaaraadka.
Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa afka furtay isagoo shir jaraa’id oo uu goor dhoweyd qabtay ku faahfaahiyey weerarkii lagu…
Iyadoo ays ii kordheyso xiisada duulimaadka hawada ee dalalka Qatar iyo Imaaraadka ayey dowladda Imaaraadka shaacisay in diyaarado dagaal oo…
Sheekh ka mida qoyska xukuma Qatar ayaa sheegay inuu ku xiran yahay dalka Imaaraatka Carabta oo uu marti ugu ahaa…
Dowladaha Imaaraadka iyo Masar ayaa xaalad dagaal geliyay dalka Suudaan, kadib markii uu dalkaasi booqday madaxweynaha Turkiga, isla markaaha heshiisyo…
Boqor Burhaan Boqor Muuse Boqor Yuusuf oo ah shir guddoonka Beelaha Daarood uu bilaabay dadaal waawaan looga dhex dhalnayo kKhilaafka…
Turkiga ayaa si rasmi ah u bedelay magaca iyo astaanta wadadda ay ku taallo safaaradda dalka Isutagga Imaaraadka Carabta uu…
Xeer-ilaaliye ku xigeenkii hore ee Soomaaliya Axmed Cali Abuukar ayaa beeniyay inuu wax xiriir ah la yeeshay Imaaraadka Carabta, isla…
