Browsing: Ismail Omar Geelle
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo ku dhawaaqay inuu markii shanaad isku sharxay xilka madaxweynaha Dalka Jabuuti ayaa shaaciyey sabab…
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya ayaa lagu soo dhoweeyay warbixintii Guddiga Xqiiqo raadinta IGAD…
Waxaa magaalada Jabuuti ka socda shir ay leeyihiin guddiyada farsamada ee dowladda federaalka Somaaliya iyo Somaliland oo qeyb ka ah…
Wadahadalkii madaxda Soomaaliya iyo Somaliland ayaa goor dhoweyd ka furmay magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Sheekh Axmed iyo xubno ka mida xisbigiisa ayaa magaalada Jabuuti…
Madaxwaynaha Jamhuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Qasriga madaxtoyada Jabuuti kulan kula yeeshay madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo…
Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa socdaal wadajir ah ku jooga dalka Jabuuti, waxayna maanta Qasriga madaxtoyada magaalada Djibouti…
Dowladda Somalia ayaa ku taageereysa Jabuuti sidii ay guuleysan lahayd kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa galabta u dhoofay dalka Jabuuti oo socdaal rasmi ah uga bilaabanayo dalkaasi.
Madaxweynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa soo gabgabeeyay socdaalkii uu ku joogay magaalada Muqdisho, iagoo galabta ka dhoofay Garoonka…
Madaxweynayaasha soomaaliya iyo Jabuuti Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si wadajir ah xariga uga jaray dhismaha Safaaradda…
Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maalinta Berri ee Sabtida ah ku soo wajahan magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Dowladaha dunida qaarkood ayaa war-saxaafadeedyo ka soo saaray Qaraxyadii Muqdisho iyo weerarkii Alshabaab ku qaadeen Hoteelo ku yaalla wadadda Maka…
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in ciidamada Soomaaliya ay awood u leeyihiin inay difaacaan dalkooda.
Wararka laga helay magaalad Jeddah ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegaya in caawa kulan uu halkaasi ku dhex maray madaxweynayaasha dalalka…
Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis ayaa qado sharaf u sameeyay wafdi uu hoggaaminayey madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo booqasho…
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa kulan ku yeeshay magaalada Jabuuti kadib booqasho rasmi ah oo 2 maalmoood ah oo uu…
Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay inaysan aqoonsaneyn xukunkii kasoo baxay Maxkamadda London ee dhexdhexaadinta Caalamiga ah, kaasoo ku saabsanaa dacwad ay…
Qoraal ka soo baxay Safaaradda dowladda Jabuuti ee magaalada Muqdisho maanta ayaa lagu sheegay in shacabka iyo dowladda Jabuuti ay…
