Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal qaraar oo kedis ah uu dhex maray ciidamo Itoobiyaan ah iyo…
Browsing: Itoobiya
Dowladda Itoobiya ayaa wada tallaabadii ugu horeysay ee ay ku dooneyso inay culeys ku saarto dowladda cusub ee madaxweyne Maxamed C/llaahi…
Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo shalay dib ugu laabtay magaalada Garowe, kadib safarkii dibadeed ee ugu danbeeyay oo…
Wararka laga helayo Gobola Gedo ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsanaa ciidamada Itoobiya ee ka howlgala Soomaaliya uu is dilay.
Hay’ad Cilmi baaris ah Itoobiyaan ah ayaa sheegtay in madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ay horyaallaan caqabado waaweyn.
Dowladda Itoobiya ayaa safiir cusub iyo ergey gaara oo u qaabilsan Soomaaliya soo magacawday iyadoo la bedeley safiirkii hore ee…
Madaxda dalalka Itoobiya iyo Uganda ayaa ka wadahadlay xaaladda Soomaaliya, kadib socdaal rasmi ah oo Ra’iisal wasaraha Itoobiya ku tegay…
Iyadoo la hadal hayay in madaxda dalalka Kenya iyo Itoobiya ay ka baaqsadeen kasoo qeygalka xafladda caleemosaarka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed…
Guddoomiyaha Guddiga Qabanqaabada caleemasaarka madaxweynaha Soomaaliya wasiir C/raxmaan Ceynte ayaa sheegay in madaxda dalalka Itoobiya iyo Kenya ay degdeg uga…
Waxaa goor dhow soo gaaray Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo ka qeyb galaya caleemosaarka madaxweynaha Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba ayaa sheegaya in diyaarado sida shixnado hub ah ay maalmihii ugu…
Digniin ku socota Madaxweyne farmaajo Waxaan halkaan Ku soo gudbinayaa arrin qatar ah oo ay sameeyeen Sirdoonka Ethiopia oo ah…
Xildhibaan C/laahi Goodax Bare oo ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa ka hadaly faragelinta la sheegay in dowladaha qaarkood ay…
General Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde oo ka mid ahaa hogaamiyeyaashii maxkamadaha, hogaamiye kooxeeyadii iyo wasiir ka tirsanaa dowladii KMG…
Cumar C/rsahiid ayaa eedeyn kulul u jeediyay dowlado taageeraya shaqsi gaara oo doonaya inuu noqdo madaxweyne.
Musharax Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa afka furay isagoo ku eedeeyay dalalka deriska ah qaarkood inay faragelin ku hayaan Doorashada…
Hay’ad Cilmi baaris ah oo ay soo saartay Hay’ad Itoobiyaan ah ayaa sheegtay in Musharax aan ka soo jeedin Beelaha…
Is-maamulka Soomaalida Itoobiya ee kilinka Shanaad ayaa sheegtay lahaanshaha tuulo ka mid Gobolka Mudug ee Soomaaliya oo hoos tagta maamulka…
Madaxweynayaasha maamul Goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa dib uga soo laabtay socdaal ay ku tageen dalka Itoobiya.
