Wararka laga helayo gobolka Bay, ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay dad rayid ah ku laayeen degaanka Awdiinle ee Gobolka…
Browsing: Itoobiya
In ka badan 10 ruux ayaa lagu dilay rabshado dhex maray ciidamada Itoobiya iyo dadka Amxaarada ee dalkaasi kadib markii…
Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer ayaa lasoo sheegay inay xiisad ka taagan tahay kadib markii magaalada lagu dilay
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa booqasho ku jooga dalka Itoobiya, wuxuuna la kulmay Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Hailemariam…
IGAD iyo dowladda Itoobiya ayaa si rasmi ah ula wareegay maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe kadib markii…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya ayaa wada qorshe ay ugu heshiiyeen arrimaha Soomaaliya oo ku saabsan mustaqbalka…
Madaxweynaha Dowlada degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar oo socdaal dibadda ugu maqan ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xasuuqii…
AMISOM ayaa goor dhoweyd soo bandhigtay hub fara badan oo Alshabaab looga qabsaday dagaalkii weynaa ee ka dhacay tuulada Halgan…
Xog cusub oo laga helay dagaalkii Halgan ayaa sheegaysa in ciidamada Itoobiya dagaalkaasi looga dilay 33 askari oo meydoodka laga…
Guddoomiyaha degaanka Halgan Guhaad Cabdi Warsame ayaa sheegay in maleeshiyada Alshabab laga dilay uu gaarayo 200. “95 maleeshiyo ayaan tiriyay markaas…
Safaarada Itoobiya ee magaalada Muqdisho ayaa ku dhaqaaqday tallaabo aan hore loo arag oo ku saabsan inay war kasoo saarto…
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya xasuuq la sheegay in ciidamada Liyuu Police ee Kilinka Shanaad ee Soomaalida iyo…
Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo lagu xusay 25 sano guuradii kasoo wareegtay markii xisbiga EPRDF ee talada dalka Ethiopia…
Duqii hore ee magaalada Gaalkacyo Col. Saciid Cabdi Faarax ayaa sheegay in sarkaal ka tirsan qunsuliyada Itoobiya ee Garoowe uu…
Heshiiskii Maamulka Galmudug iyo Is-maamulka Soomaalida Itoobiya oo magaalada Jigjiga ay ku kala saxiixdeen madaxweynayaasha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed iyo…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa maanta ka dhoofay magaalada Kismaayo isagoo gaaray, magaalada Adis ababa ee…
Maamulka Galmudug ayaa jawaab kulul ka bixiyay warkii ka soo yeeray mas’uul ammaanka u qaabilsan Ismaamulka Soomaalida ee Kilinka Shanaad…
Ciidamada Milatariga Ethiopia ayaa sheegay inay maanta gudaha u galeen dalka Suudaanta Koonfureed, ayna hareeyeen xaafado lagu haysto caruur laga…
Madaxweynaha Puntland oo toddobaadkii labaad ku sugan dalka Itoobiya ayaa la geeyay Warshadda hubka sameysa ee dalka Itoobiya, isagoo lagu…
Shir Madaxeedkii 5-aad ee Madasha Sare ee Amniga Qaaradda Afrika (Tana High-Level Forum on Security in Africa) oo muddo laba…
