Baarlamaanka Itoobiya ayaa meel mariyey in aqoonsiga lagala noqdo oo xiriirka loo jaro Maamulka Gobolka Tigreega ee dalka Itoobiya, kadib…
Browsing: Itoobiya
Is-maamulka Tigreega ee dalka Itoobiya ayaa shaaciyey inuusan aqoonsaneyn wixii maanta ka danbeeya xukuumadda Itoobiya ee uu hoggaamiyo Ra’iisal wasaare…
Akhriso taariikhda Madaxweynaha cusub ee Maamulka Tigreega Itoobiya iyo Maamulkaasi oo laga cabsi qabo inuu Itoobiya ka go’o
Wafdi ka socda dowladda Itoobiya ayaa gaaray magaalada Hargeysa ee Somaliland, kadib markii uu halkaasi tegay wafdi ka socda dalka…
Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay magacyada labo Nin oo looga qabtay inay ka dambeeyeen dilkii heesaagii caanka ahaa ee Oromada Haacaaalu…
Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia, Abiy Ahmed ayaa shaaciey in rabshadaha iyo qalalaasaha dalka ka dhacay maalmihii lasoo dhaafay ay ahaayeen…
Wararka laga helayo magaalaa London ayaa sheegaya in Taalladii Boqorkii hore ee Itoobiya Haile Selassie weerar lagu qaaday, laguna burburiyay…
Xaaladda dalka Itoobiya ayaa ka sii dareysa, kadib qalalaasaha ka dhashay dilkii fannaanka caanka ahaa ee Oromada dalkaasi Haacaaluu Hundeessaa…
Koox Dabley ah ayaa magaalada Addis ababa ee caasimadda Itoobiya ku dishay Fannaanka caanka ah ee kasoo keeda Qowmiyada Oromada…
Midowga Afrika ayaa dhex galay xiisada ka dhex taagan dalalka Itoobiya iyo Masar ee ka dhalatay biyo-xireenka weyn ee Itoobiya…
Safiirka Soomaaliya u jooga dalka Itoobiya ayaa si aan hore loo arag u taageertay dhismaha biyo-xidheenka webkiga Nile-ka Itoobiya oo…
Kadib fashilkii ku yimid wadahadalkii saddex geesoodka ahaa ee Masar, Itoobiya iyo Suudaan, kuna saabsanaa biyo xireenka weyn ee Itoobiya…
Soomaaligii ugu horeeyay ayaa loo doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Ethiopia markii maanta xilkaasi loogu doortay Aadan Faarax Ibraahim…
Dowladda Suudaan ayaa shaacisay in Maleeshiyo hubeysan oo Itoobiyaan ah oo ay taageerayaan Ciidamada dalkaasi ay ku xadgudbeen, weerarna ku…
Isbaheysiyada xisbiyada Mucaaradka ee kala ah Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan Madaxweynayaashii hore ee Somalia, Xisbiga Wadajir ee uu…
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in wafdi uu hoggaamiynayo wasiirka Gaadiidka iyo Duulita oo ay la socdaan safiirada…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba e xarunta KMG ah maamulka K/Galbeed ayaa sheegaya in diyaaradii xamuulka ahayd ee shalay galab…
Golaha Wakiilada shacabka ee Itoobiya (Baarlamaanka) ayaa maanta kulankiisii saddexaad oo gaara ku leh xarunta shirarka ee Xafiiska Ra’iisal wasaaraha…
Maamulka Somaliland ayaa muddo 25 maalmood ah amar ku bixisay in la joojiyo ka ganacsiga iyo Qaadka la keeno degaanada…
Itoobiya ayaa dhistay isbitaal weyn oo lagu daweyn doono dadka qaba cudurka Covid-19, iyadoo xaruntii Bandhigyada ee Addis ababa loo…
