Wafdi ka kooban wasiirada arrimaha dibadda dalalka Itoobiya iyo Ertirea Dr. Workneh Gebeyehu iyo Osman Saleh ayaa goor dhoweyd kasoo…
Browsing: Itoobiya
Waxaa saaka la xiray Wadooyinka magaalada Muqdisho, iyadoo ciidamo badan la dhigay isgoysyada iyo wadooyinka magaalada, waxaana la joojiyay isu…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa dib u habayn weyn ku sameeyay golaha wasiirrada Xukuumadda Itoobiya shan bilood gudahood intii…
Ciidamo ka tirsan Milateriga federaalka Itoobiya oo gadoodsan ayaa shalay dul hogtay xafiiska Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ee magaalad…
Madaxweynihii hore ee Dawlad Deegaanka Soomaalida, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa waxa uu ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ka codsaday inuu cafiyo isaga…
Kooxda Alshabaab ayaa war kasoo saartay weerar Cirka ah oo dowladda Itoobiya ay sheegatay inay ku dishay ilaa 70 ka…
Dibadbaxyo xooggan ayaa ka dhacay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, waxaana la xiray goobaha ganacsiga kaddib markii dad caraysan…
Dagaallo jinsi ah iyo rabshado xoog leh ayaa ka qarxay magaalada Adddis abab iyo degaanada u dhow, kadib markii ay…
Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in duqeyn cirka oo ay ciidamadeeda ka fuliyeen meel ka mid ah Soomaaliya ay ku dileen…
Qaar ka mid ah jaaliyadda Oromada ee ku nool magaalada Boosaaso soo saaray baaq iyo digniin wada socda, waxayna dadkooda…
Hogaamiyeyaasha Itoobiya iyo Eritrea ayaa si wadajir ah maanta dib u furaya xuduudka laabda dal ee a isaga tallaabi jiray ee…
Hooyada dhashay madaxweynihii hore ee DDSI ayaa shaacisay in si xun xabsiga loogu jirdilay Cabdi Maxamuud Cumar, waxayna caddeysay inay…
Dowladda Eritrea ayaa dib ugu soo biireysa urur Goboleedka IGAD ee Bariga Afrika, kadib markii ay ka maqneyd muddo 10…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Dadlka Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa farriimo is daba joog ah ku qoray baraha bulshada, isagoo adeegsaday…
Baarlamaanka Dawlad deegaanka Soomaalida ayaa maanta ansixiyey go’aanno waaweyn iyo isbedello uu soo jeediyey madaxweynaha cusub, Mustafe Muxumad Cumar (Cagjar).
Baarlamaanka Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta kulan muhiim ah ku yeelanaya magaalada Jigjiga ee xarunta maamulkaasi, isagoo ka doodaya…
Safaaradda Itoobiya ee magaalada Asmara caasimadda dalka Eritrea ayaa si rasmi ah loo furay maanta, kadib xaflad ay ka qeyb…
Wasiirrada arrimaha dibadda ee Dowladaha Soomaaliya , Itoobiya iyo Eritrea ayaa wadajir u tegeya dalka Jabuuti dadaal lagu doonayo in…
Waxaa fiidkii caawa magaalada Asmara ee dalka Eritrea ka degay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayey oo…
Ismaamulka Soomaalida waxaa bil gudaheed soo maray seddex madaxweyne, kadib rabshado keenay dhimasho iyo dhaawac, burbur hantiyeed iyo barakac salka…
