Dhaqdhaqaaq ciidamo Itoobiyaan ah oo fara badan ayaa laga dareemayaa Gobolka Galgaduud iyadoo wararka soo baxaya ay sheegayaan inay weerar…
Browsing: Itoobiyaan
Dowladda iItoobiya ayaa ciidamo fara badan geysay degaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan oo dhowaan dagaal qaraar ku dhex maray ciidamada…
Dowladda Itoobiya ayaa ku fashilantay inay ciidamadeeda ka tirsan AMISOM ay saldhig cusub ku yeeshaan caasimadda Soomaaliya ee Muqdish, iyadoo…
Askari Itoobiyaan ah ayaa ku dhintay iyo qof rayid ah qaraxyo mar kaliya ruxay degmada Baardheere ee gobolka Gedo, kadib…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb xarunta gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo Itoobiyaan oo wata Gaadiidka dagaal oo fara badan…
Xarunta Laanta Socdaalka ee Somaliland ayaa sheegtey in ay dalkooda ay ka masaafurinayaan ajaanib kor u dhaafaya 300. Dadka la masaafurinayo…
Taliyaha guud ee Ciidamada AMISOM Gen. Jonathan Rono oo ay la socdaal saraakiil Itoobiyaan ah oo shalay tegay magaalada Kismaayo ayaa…
Xaaladda magaalada Garbahaarey ayaa aad u kacsan kadib markii uu halkaasi tegay Gudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil ee uu xilka ka…
Ciidamada Itoobiya ee fadhigoodu yahay gobolka Gedo ayaa u diiday inay degaanadaasi tagaan siyaasiyiin ka soo jeeeda degaankaasi oo doonayay inay…
