Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigiii uu hoggaaminayey ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka Jamhuuriyadda Jabuuti…
Browsing: JABUUTI
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa galabta u dhoofay dalka Jabuuti oo socdaal rasmi ah uga bilaabanayo dalkaasi.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay inuu murugada la qeybsanayo madaxda iyo shacabka Soomaaliyeed, wuxuuna farriin tacsi…
Madaxweynayaasha soomaaliya iyo Jabuuti Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si wadajir ah xariga uga jaray dhismaha Safaaradda…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo labadii maalmood ee ugu danbeysay ku sugnaa dalka Burundi ayaa caawa gaaray magaalada Jabuuti…
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in ciidamada Soomaaliya ay awood u leeyihiin inay difaacaan dalkooda.
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Gen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa dalka Jabuuti tababar ugu soo xiray halkaasi Cutubyo ka tirsan Boliiska…
Waxaa maanta magaalada Adis ababa kulan ku yeeshay Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo…
Dowladda Jabuuti ayaa si lama filaan ah usoo dhoweysay go’aanka Golaha Amniga Qaramada Midoobay uu xayiraadaha uga qaadday dalka Eritrea.
Wararka laga helay magaalad Jeddah ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegaya in caawa kulan uu halkaasi ku dhex maray madaxweynayaasha dalalka…
Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis ayaa qado sharaf u sameeyay wafdi uu hoggaaminayey madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo booqasho…
Libaax ka baxsaday degaanka Degmada Duuda oo 20 KM u jirta caasimadda dalka Jabuuti ayaa waxyeelo u geystay dad ku sugnaa…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo khadka taleefanka kuwada hadlay, iyagoo ka wadahadlay xaaladda…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Dadlka Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa farriimo is daba joog ah ku qoray baraha bulshada, isagoo adeegsaday…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa bogaadiyey tallaabada uu qaaday madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ee…
Kulan magaalada ay magaalada Jabuuti ku yeesheen wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Eritrea, Itoobiya, Soomaaliya, iyo dalka Jabuuti, ayaa waxaa…
Wasiirrada arrimaha dibadda ee Dowladaha Soomaaliya , Itoobiya iyo Eritrea ayaa wadajir u tegeya dalka Jabuuti dadaal lagu doonayo in…
Waxaa la is weydiinayaa wixii kasoo baxay booqashadii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ku tegay dalka Jabuuti, taaso ujeedkoodu ahaa…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ka duulay magaalada Jabuuti, isagoo ku sii jeeda dalka Turkiga, kadib casuumaad uu ka helay…
Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf aya ka hadlay xiriirka dalalka Soomaaliya ee Jabuuti, kadib booqasho uu dalkaasi ku…
