Browsing: Jadwalka Imtixaanka dowladda
Wasaaradda Waxbarashada dowladda Soomaaliya iyo maamulka G/banaadir ayaa shaaciyey jadwalka Imtixaanka Dugsiyada Hoose/Dhexe ee Dugsiyada Gobolka Banaadir.
Wasaarada Waxbarashada dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay Jadwalka Imtixaanka dugsiyada Sare ee sanad-dusgiyeedka 2017-2018.
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa soo saartay Jadwalka imtixaanka QARAN ee mideysan sanadka 2016-2017.
