Browsing: James Swan
Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa kulan la yeeshay guddoomiyihii hore ee Barlamaanka Federaalka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari).
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo war kasoo saaray heshiiskii Doorashada ee ay shalay Muqdisho ku gaareen Golaha Wadatashiga Qaran…
Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa soo saaray warbixinta socdaalkii ay wakiilada Beesha Calaamka maanta ku tageen magaalada Garowe.
Wakiilka Xogahaya Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa xubnaha Golaha Amniga ee Q/Midoobay warbixin ka siiyay…
Ergeyga Xoghaya Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa maanta warbixin ka siiyay Golaha Ammaanka xaaladda Soomaaliya, kadib…
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la yeeshay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay James Swan.
Mudane Madaxweyne, Xubnaha Sharafta leh ee Golaha,
War kasoo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay taageero buuxda u hayaan Ra’iisal wasaare Rooble.
Xafiiska Qaramada midoobay ee Soomaaliya ayaa ku booriyey madaxda Soomaalida ee ku shirsan Xarunta Afisyoone inay heshiis gaaraan.
Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa war kasoo saaray weerarradii Alshabaab salay ku qaadeen saldhigyada ciidamada Soomaaliya…
Waxaa socda dadaal ay wadaan wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyo Safiirka Mareykanka, kaasoo la isugu keenayo Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday…
Xafiiska Qaramada Midoobay ayaa qoraal kooban uga hadashay kulankii hordhaca ahaa ee ay maanta xarunta Afisyoone ku yeesheen madaxweynaha muddo…
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa kulan gaara la yeeshay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor).
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa cambaareeyay weerarkii maanta ee lix madfac…
Wakiilada Beesha caalamka ayaa culeyskii ugu weynaa saaray Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), iyagoo ku cadaadinaya inuu ka qeyb…
Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilan Soomaalia ayaa ka digay in xaaladda Soomaaliya ay ku socoto is mari…
Waxaa goor dhow shir uga furmay madaxtooyada Soomaaliya madaxda saddex maamul Goboleed, Madaxweynaha uu xilkiisii dhammaaday oo uu wehliyo Ra’iisal…
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa wadahadal khadka Telefoonka kula yeeshay Wasiirada Arrimaha dibadda dalalka ay ciidamada AMISOM…
Madaxtooyada Soomaaliya iyo Xafiiska Soomaaliya Q/Midoobay ee UNSOM ayaa si iskhilaafsan uga hadlay kulankii maanta dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya iyo…
