Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, ayaa soo saaray wareegto uu xilkii uga eryay agaasimihii hay’adda dambi baarista Mareykanka ee FBI James Comey.