Meydka Ra’iisal wasaarihii hore ee Sooomaaliya Marxuum Cali Khaliif Galeyr ayaa laga geeyay Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho, iyadoo diyaarad ay…
Browsing: Janaaso
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, madaxweynayaashii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed, Xasam Sheekh iyo mas’uuliyiin ka tirsan labada Gole…
Madaxweynaha Soomaaliya iyo mas’uuliyiin fara badan oo ka tirsan xukuumadda iyo labada gole ayaa saaka ka qeyb galay janaasadda Marxuum…
Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galay janaaso lagu tukadaya meydka wasiir ku xigeenkii shaqada iyo shaqaalaha xukuumadda Soomalaiya Saqar…
Madaxda Dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galay JanaasadiiTaliyihii iyo abaanduulihii Guutada 12-ka April ee Ciidanka Xoogga Dalka Jen. Cumar Aaden…
Madax ka tirsan dowladda Federaalka ayaa ka qeyb galay janaasadda Allaha u naxariistee Marxuum Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa maanta Salaadii Janaasada lagula tukaday Wasiirkii Dekadaha & Gaadiidka Badda Nuur Faarax Xirsi oo saakay ku geeriyooday…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qeyb-galay salaadii Janaasada ciidmado ka tirsan ciimadda qalabka sida…
