Taliska Mareykanka ee Qaarada Afrika (AFRCOM) ayaa Gaadiid gaashaaman ku wareejiyay maanta Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed.
Browsing: Jen. Odowaa Yuusuf Raage
Taliyaha ciidanka xoogga dalka General Odawaa Yuusuf Raage ayaaka hadlay khasaaraha ka dhashay qarixii is-miidaaminta ee maanta ka dhacay xerada…
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa ka hadlay weerarkii shalay maleeshiyaadka Al-Shabaab kusoo qaadeen saldhigyada ciidamada…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo muddooyinkii ugu danbeeyay ku howlanaa isku shaandheynta ciidamada xoogga dalka xilligan kala guurka ah…
Qarax is-miidaamin aha ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lala beegsadaya Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Jen. Odowaa Yuusuf Raage…
Taliyaha ciidamada xoogga Dalka Jeneraa Odawaa Yuusuf Raage ayaa iska fogeeyay in ciidamada dowladda ay ku lug leeyihiin xasuuq degaanka…
Taliyaha Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jen. Odawaa Yuusuf Raagge ayaa amar culus kasoo saaray ciidamada Milateriga ee haya shaqooyinka leexsan.
Taliyihii ciidamada xoogga dalka ee xilka laga qaaday Jen. Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) ayaa dhaliilay xil ka qaadista joogtada…
Waxaa si lama filaan ah madaxweynaha Soomaaliya sanad gudihiis ah xilal waaweyn ugu magacaabay Odowaa Yuusuf Raage oo ka tirsana…
