Waxaa maanta xariga laga jaray wado isku xirta degmooyinka C/casiis iyo Shangaani oo maamulka Gobolka Banaadir uu hirgeliyey.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane C/raxmaan Cumar Cusmaan ayaa maanta dhagax dhigay Xarunta Degmada Wadajir oo sanadkii…