Wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa maanta xiran iyadoo ciidamada amniga la soo dhigay xalay inta badan wadooyinka caasimadda.
Browsing: jid xiran
Inta badan dunida islaamka ayaa maanta looga dabaal degayaa maalinta koowaad ee Ciidul fitriga, waxaana magaalada Muqdisho ay ciidan kusoo…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan xildhibaannada Baarlamaanada Federaalka ayaa su’aal ka keenay cidda ay u xiran yihiin wadooyinka…
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dadka Muqdisho ugu baaqay inay kacdoon sameeyaan oo ay iska hor wareejiyaan dhagxaanta…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka ay ciidamada amniga caasimadda xireen wadooyinka muhiimka ah ee magaalada, iyagoo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa faray Hay’adaha Amniga inay wadooyinka u furaan shacabka oo ay sahlaan isu socodka magaalada.
Wadooyinka Muqdisho gaar ahaan wadadda mashquulka badan ee Maka Almukarama ayaa la xiray iyadoo ay socoto doorashadii Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dib loo furay wadooyinkii xirnaa ee xalay saqdii dhexe loo xiray kulanka…
Isbedel ayaa saaka laga dareemay magaalada Muqdisho, kadib markii ciidamada amniga laga qaaday wadooyinka u xirnaa magaalada oo keenay in…
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ka xiray saaka qaar ka mid ah waddooyinka Muqdisho xilli lagu wado in furmo Golaha Amniga…
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa shaaciyay in la furayo wadooyinka xiran ee magaalada.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimacaale ayaa amar ku bixiyay in la furo wadooyinka la xiray xiligii…
Magaalada Muqdisho ayaa maalintii labaad ku jirta bandow nooc cusub ah, iyadoo gebi ahaan la joojiyay isu socodkii Gaadiidka.
