Browsing: Jid xiris
Ciidamada Amniga dowladda Soomaaliya ayaa xalay dhagxaan waaweyn u rarray xaafaddaiyo Wadadda EX-Kontrol Afgooye ee isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.
Magaalada Muqdisho ayaa gashay xayiraad aan hore loo arag iyo maalmihii ug xumaa isu socodka xaafadaha magaalada markii ciidamada amniga…
Waxaa shalay la dareemay isbedel ku yimid mid ka mida balanqaadyadii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
