Taliyaha Qeybta Booliska ee Gobolka Banaadir ayaa galabta kormeer dhoolatus ah ku tegay wadadda isku xirta magaalada Muqdisho iyo Afgooye,…
Browsing: Jidka Afgooye
Qarax miino ayaa lala beegsaday Gaari ay leedahay shirkadda Turkiga ee dhiseysa Jidka Muqdisho iyo Afgooye.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa isbitaalka Erdogan (Digfeer) ee magaalada Muqdisho ku booqday dhaawacyada shaqaalaha iyo…
Tirada shaqaalaha Turkiga ee ku dhintay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee ka dhacay inta u dhaxeysa degaannada Xaawo Cabdi iyo Lafoole…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Turkiga ayaa ka hadashay Qasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo muwaadiniin Turki ah kasoo gaaray qaraxii maanta…
Wararka laga helayo degaanka Xaawo Cabdi ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax halkaasi ka dhacay, kaasoo lala beegsaday…
Waxaa maanta dalka Turkiga loo qaaday qaar ka mida dhaawacyadii qarixii Afgooye ee Alshabaab la beegsatay shaqaalaha Turkiga ee wada…
Ciidamada dowladda ayaa xiray wadadda Muqdisho iyo Afgooye, iyagoo dhowr meelood la dhigay ciidamo u diidaya gaadiidka inay isticmaalaan wadaddaasi.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in mid ka mida mashaariicda ay xukuumadiisa hirgelineyso oo ah dhismaha…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa Qarax Miino oo ka dhacay duleedka Muqdisho, kaasoo lala beegsaday Gaari ay la socdeen…
