Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Maamulka Hirshabeelle uu xabsiga dhigay weriye Ismaaciil Cabdulle Sabriye oo u shaqeeqeeya…
Browsing: Jowhar
Maamulka Hirshabeelle ayaa xildhibaanada labada Gole ee kasoo jeeda maamulkasai ugu baaqay inay u istaagaan difaaca xuquuqda maamulkaasi.
Bannaanbaxyo looga soo horjeedo dowladda Federaalka ayaa maanta ka dhacay magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo shir jiraa’id ku qabtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde
Nin xalay dhacdo naxdin lah ka geystay tuulo u dhow magaalada Jowhar ayaa la sheegay in maanta ay eheladiisa ku…
Maamulka Hirshabeelle ayaa la wareegay maalintii labaad Qaadkii kasoo degi jiray garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Inta badan ganacsatada Qaadka keenta magaalada Muqdisho ayaa ka hor yimid canshuur ay ku kordhisay Wasaaradda Maaliyadda.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegyaa in goor dhoweyd xabsiga laga sii daayay agaasimaha Isbitaalka Intersos ee Magaalada Jowhar.
Maamulka Hirshabeelle oo xabsiga u taxaabay agaasimaha isbitaalka Jowhar oo ah isbitaal ay maamusho hay’adda Intersos ee samafalka.
Buuq iyo fowdo ayaa hareysay Baarlamaanka maamulka Hirshabelle oo kulan ku yeeshay magaalada Jowhar ee xarunta maamulkaasi.
Maamulka Hirshabelle ayaa magacaabay guddi cusub oo qaabilsan Gurmadka abaaraha, kadib markii la kala diray guddigii hore.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in qarax uu caawa ka dhacay magaaladaasi.
60 xildhibaan oo ka mida Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa galabta shaaciyay inay mooshin ka dhan ah madaxweynaha maamulkaasi diyaariyeen.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya inay bilaabatay is casilaadda wasiirada uu shalay soo magacabaay madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in xidhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamulka Hirshabelle ay diyaarinayaan mooshin looga horjeedoa madaxweynaha…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya inuu halkaasi ka socdo olole looga soo horjeedo golaha…
Weerar Bam oo lagu qaaday Guri ku dhow xarnta madaxtooyada Maamulka Hirshabeelle ee magaalada Jowhar ayaa dhaliyay waxyeelo dhimasho iyo dhaawac…
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble oo maanta dib ugu laabtay magaalada Jowhar ee xarunta maamulkiisa ayaa guddoomiye u magacaabay…
Madaxda maamulka Hirshabeelle ayaa dib ugu noqonaya xarunta maamulkaasi ee magaalada Jowhar kadib muddo laba bilood ay oo Muqdisho salka…
